Somali news

Shirka Iskaashiga islaamka oo maanta ka furmaya magaalada Istanbul

13-12-2017   Shirka Iskaashiga Islaamka OIC ayaa maanta ka furmaya magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, kaddib markii shirkan uu todobaadkii hore ku baaqay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxda wadamada ku mideysan ururka Iskaashiga Islaamka, waxaana looga hadli doonaa xaalada magaalada Qudus iyo go’aankii ka soo yeeray Madaxweynaha Mareykanka oo uu ugu aqoonsaday inay ...

Read More »

Somaliland: M. Biixii oo loo Dhaariyey Xilka Madaxtinimo

  13-da Disheembar, 2017   Somaliland President   Madaxweynahii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ku warejiyay madaxweeynaha la doortay Muuse Biixii Cabdi oo maanta xilkaasi loo dhaariyay. Munasabada xil wareejinta waxaa ka soo qaybgalay wasiiro, xildhibano iyo mas’uuliyiin kakala socday wadamada Ethiopia, Dejibouti, Kenya, iyo Ugandha, safiirro ka socday dalalka Yurub qaarkood iyo Ganacsato. Madaxweynaha ...

Read More »

Golaha Wasiirada Galmudug Oo Soo Dhaweeyay Hehiiskii Maamulkaasi Uu La Galay Ahlusunna

  13-da Disheembar, 2017   Cadaado – Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug oo shalay kulan ku yeeshay Magaalada Cadaado ayaa taageeray Heshiiskii dhawaan Muqdisho ay ku gaareen Madaxweynaha Maamulkaasi iyo Madaxweynaha Gobollada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan. Wasiirka Warfaafinta Galmudug Maxamuud Cismaan “Masagawaa’ oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Heshiiskaasi uu yahay mid dhaxal gal ah, islamarkaana muhiim u ...

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi oo berri la caleemo saarayo

  12-da Disheembar, 2017   Muse Bihi   Munaasibadda dhaarinta madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Somaliland ee la soo doortay 13 kii November oo beri subaxda ka qabsoomaysa xarunta madaxtooyada ee magaalada Hargeisa ayaa la sheegay inay ka soo qayb galayaan wufuud kala duwan oo ka kala imanaysa wadamada Africa Europe iyo Dalalka carabta, kuwaasi oo sida ay VOA da ...

Read More »

Mareykanka oo beeniyay duqaynta ka dhacday Gobolka Shabellaha Hoose inay waxyeelo ka soo gaartay rayidka

  12 Disheembar, 2017   Mareykanka, ayaa beeniyay in duqayntii xalay ka dhacday deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabellaha Hoose ay waxyeelo ka soo gaartay dadka rayidka ah. Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa sheegay duqayntu inay ahayd mid looga hortagaayay khatar ka dhan ah shacabka reer Muqdisho, laguna taageeraayay ciidamada isbahaysiga. Shabaab, ayaa soo bandhigay sawirro muujinaya gaari caasi ...

Read More »

Ninka looga shakiyay weerarkii New York oo dacwad lagu oogay

  12 Disheembar, 2017   Akayed Ullah wuxuu qoyskiisa ula tahriibay Mareykanka, 2011 CBS   Ninka looga shakisan yahay qarixii shalay ka dhacay meel basaska laga raaco oo ku taalla New York, Akayed Ullah, ayaa lagu oogay dacwado la xiriira argagixisanimo, sida booliska ay sheegeen. Ninka oo 27-jir ah waa qaxooti ka soo jeeda dalka Bangladeshi, wuxuuna ku dhaawacmay weerarka ka ...

Read More »

Maxaabiis Soomaali ah oo laga keenay Sechelles ayaa maanta la soo gaarsiiyay Muqdisho+Sawirro

  12 Disheembare, 2017   Maxabistaan oo Tiradooda Gareeysay Todobo Dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo ku Xirnaa jaziirada Sechelles ayaa maanta dib loogu soo celiyay dalka, Waxaana Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku Soo dhaweyay Wasiirka Cadaalada, Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Xeerilaaliyah Guud ee Qaranka Iyo Xubno ka tirsan Aqalka Sare. Maxabistani ayaa 6 ka mid ah xabsiga Ku dhameysan doona dalka ...

Read More »

Diyaarado Duqeeyay Saldhig Al-shabaab Gobolka Shabeelaha Hoose

  12-12-2017   Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in diyaarado loo malaynayo in laga leeyahay dalka Mareykanka in xalay saqdii dhexe ay duqeeyeen deegaanka Mubaarak oo ay gacanta ku hayaan dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab. Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka duqeyntaan ayaa dhacday 3:00 Saqdii dhexe ee xalay,waxaana la sheegay in diyaaradaha ay duqeeyeen Saldhig Al-shabaab ay ...

Read More »

Qarax ka Dhacay Magaalada New York

  11-12-2017   WASHINGTON. D.C — Qarax ayaa ka dhacay boosteejada Port Authority ee degmada Manhattan ee magaalada New York ee dalkan Mareykanka. Booliska magaalada New York ayaa sheegay in ay xireen nin looga shakisanyahay inuu ka danbeeyay qaraxa. Ninka la qabtay ayaa la sheegay inuu yahay qofka kaliyah ee ku dhaawacmay qaraxa. Saraakiishu ma aysan xaqiijin waxa sababay qaraxa, ...

Read More »