Somali news

AKHRISO:- Warmurtiyeed Laga Soo Saaray Shir Jaraa’id oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Beledweyne

27-da Agoosto, 2017   Bayaan Dhaqanka ka soo baxay shirkii jaraaid ee lagu qabtay Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Anagoo tixraaceyna Warqaddii Odayaasha Dhaqanka ay 24/08/2017 ku sheegeen mowqifkooda ku aadan arrimaha Maamulka Hirshabelle waxaan mar labaad caddeyneynaa in Wasiirka Arrimaha Gudaha aanan fahmin warqadiisii uu ku sheegay in ay tartami karto beeshan oo kaliya waxaa arrintan wax ka ...

Read More »

Dowlada Turkiga oo Saldhiga Melatari oo Weyn Ka Dhistay Muqdisho (SAWIRO)

26-da Agoosto, 2017   Dowlada Turkiga ayaa magaalada Muqdisho ka dhisatay Saldhiga Milatari ee ugu weyn ee dowladaasi ku leedahay meel ka baxsan dalkeeda, waxaana saldhigan loogu tala galay in lagu tababaro Ciidanka dowlada Soomaalia. Saldhigan Milatari oo dhismihiisa lasoo gabo gabeeyay dhawaan ayaa la filayaa in si rasmi ah xariga looga jaro,. waxaana xarig jarka saldhigan la filayaa in ...

Read More »

Dibadbaxyo Ballaaran Oo Ka Dhacay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose

26-da Agoosto, 2017   Afgooye – Banaanbaxani oo ahaa mid ballaaran ayaa maanta waxa uu ka dhacay deegaanada Ceelasha Biyaha , Lafoole iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose, iyadoona looga soo horjeeday Dad shacab ah oo Saacadihii la soo dhaafay ay Ciidamo Maraykan ah ku laayeen deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Dibadbaxayaasha ayaa ku qeylinayay Ereyo ay ku ...

Read More »

Nin Soomaali ah oo askar ku weerarray Brussels

26-da Agoosto, 2017   Goobta uu weerarka ka dhacay ayaa waxaa xiray booliska iyo milateriga Belgium GETTY IMAGES   Nin Soomaali ah ayaa la toogtay ka dib markii uu xalay faas ku weerarray askar u dhalatay dalka Belgium, kuwaasoo ku sugnaa caasimadda Brussels. Dacwad oogayaasha dalkaasi ayaa weerarka ku tilmaamay mid argagixiso. Ninka weerarka fuliyay oo da’diisa lagu sheegay 30 jir ...

Read More »

Xildhibaan Abukaato oo Dowladda Somaliya ku eedeeyay inay dhiirageliso tahriibka

25-ta Agoosto, 2017 Xildhibaan Maxamuud C/laahi Axmed (Abukaato) oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka, ayaa waxa uu Dowladda Somaliya ku eedeeyay inay dhiiragelisay tahriibka dhalinyarada. Xildhibaan Maxamuud C/laahi Axmed, ayaa Madaxda Dowladda ku eedeeyay in inta badan ay xilalka u magacaaban dad qurbajoog ah, xilli laga yaabo in ay shaqooyin ku haysteen dalalkii looga kala yeeray amaba ay macquul ...

Read More »

khilaafkii Golaha Wakiilada JSL oo Lasoo Afjaray

25-08-2017 Hargeysa – Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Wadani Md. Dr. Cabdiraxmaan-Cirro isla markaasna ahaa Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada ayaa dadaal uu arrintaas ka galay ku guuleystay xallinta murankii soo kala dhex galay Golaha Wakiilada JSL, halkaas oo si rasmi ah Md. Baashe loo aqoonsaday Guddoomiyaha rasmiga ah ee Golaha Wakiilada JSL. – Somaliland Patriots

Read More »

Daawo Sawiro:- Dadkii ay xasuuqen diyaaradaha Mareykanka oo magaalada Muqdisho lakeenay

25-ta Agoosto, 2017   Waxaa goor dhow la soo garsiyay magaalada Muqdisho Meydadka illaa 10 ruux oo isku qoys ahaa, kuwaasoo saaka waabarigii ay diyaaradaha Mareykanka ku dileen duleedka deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Meydadkan ayaa saxaafada loogu soo bandhigay Isbitaalka Madiina, waxaana ku jiray labo carruur ahaa, waxaana la soo bandhigay magacyadooda. Ciidamo Mareykan ah oo ay wehliyeen ...

Read More »

Ciidamo Mareykan Iyo Somalia -ah oo dad Rayid ah ku Xasuuqay Gobalka Sh/Hoose

25-ta Agoosto, 2017 Ciidamo ka tirsan Mareykanka oo ay wehliyaan kuwa Dowladda Federaalka ayaa xalay waxa ay weerar ku qaadeen dhul beereed ku teetsan degaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay Warbaahinta u sheegeen masuuliyiinta gobolka Shabeelllaha Hoose. Ciidamadan ayaa la sheegay halkaasi in ay ku dileen 10 Qof oo Beeraley ah, kuwaasi oo xilligaasi ku guda jiray shaqo ...

Read More »

Agaasime ka tirsan Madaxtooyada oo xabsiga la dhigay, markii uu cabasho ka jeediyay Masaajidka Madaxtooyada

25-ta Agoosto, 2017 Muqdisho – C/raxiin Ibraahim Muudeey oo ahaa Agaasimihii Waaxda Howlaha Guud ee Madaxtooyada ayaa xabsiga loo taxaabay, kaddib markii uu maanta ka istaagay Masaajidka Madaxtooyada, isagoo Madaxda hortooda ka sheegay cabasho la xiriirta cadaalad dari ka jirta Madaxtooyada. C/raxiin Muudeey oo xilka laga qaaday todobaadkan ayaa hadal ka jeediyay Masaajidka, xilli ay ku sugnaayeen Guddoomiyaha Baarlamaanka, Ra’iisul ...

Read More »