Somali news

Iska Hor Imaad U Dhaxeeya Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Oo Ka Socda Kaaraan

  11 Disheember, 2017   Muqdisho – Ciidamo ka wada tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa haatan ku dagaalamaya Xaafadda Buulo Maaxaay Degmada Karaan ee Gobolka Banaadir. Iska Hor Imaadkan oo ah mid xoogan ayaa waxaa uu ka dhashay muran la xariira Dhul ku yaalla halkaasi. Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalka, waxaana dadka deegaanku ay bilaabeen Barakac, si ay ...

Read More »

Madaxda Maamulka Galmudug oo Muqdisho ku kulmay (Sawirro)

  10 Disheember, 2017   Madaxweyne Axmed Ducaale Geele oo hadal u jeedinayo Xildhibaanada Baarlamaanka Gal-Mudug   Madaxda sare ee maamulka Galmudug ayaa maanta kula kulmay magaalada Muqdisho Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, iyadoo kulankan ahaa mid lagu muujinayay midnimada maamulka, kaddib khilaafaadkii hareeyay. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ay wehliyeen Madaxweyne ...

Read More »

Q.M oo Ka Warbixisay Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya

  10 Disheember, 2017   Michael Keating. Photo Courtsey of UN   Warbixin ay maanta oo Axad ah soo saartay Qaramada Midoobay ayaa sheegeysa in colaadda hubeysan ee ka jirta Soomaliya ay weli khasaara culus u geysto dad rayidka. Warbixinta oo loogu magac daray “Ilaalinta Dadka Rayidka: Dhisidda Asaaska Nabadda, Amniga iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya” ayaa xooga lagu saaray dhibaatooyinka ...

Read More »

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo ka jawaabtay eedeymo ay soo jeediyeen Ciyaartoyda Jubbaland

  10 Disheember, 2017   Kulanka kadib Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo lahadashey suxufiyiintii ka qeybgashey kulankaasi ayaa waxaa ay u soo bandhigtay cabashooyin ay soo gudbiyeen ciyaartoyda Jubbaland,taasi oo ahayd in koxda Kubadda Cagta ee Banaadir uu u dheeley ciyaaryahay dhalashidiisu ay tahay Kenyati. “Guddiga dishibiliinka iyo aadaabta SFF markuu dib u eegey ...

Read More »

Dabley Hubeysan Oo Dad Xoolo Dhaqato Ah Ku Rasaaseeyay Gobolka Mudug

  09-12-2017   Gaalkacyo – Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Xalay Maleehsiyaad hubeysan ay dad shacab ahaa ku Rasaaseeyeen duleedka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Goboka Mudug. Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in Dabley hubyesan ay Xalay Saqdii Dhexe Rasaas xoogan ku fureen Qoys Xoolo Dhaqato ah oo ku sugnaa deegaanka Laamafaqaaye ee Goboka Mudug. Waxaana halkaasi ku ...

Read More »

Golaha ammaanka oo dhaliilay go’aankii Trump

  09 Disheember, 2017   Safiirka Maraykanka ee Qaramada Midoobay, Nikki Haley REUTERS   Kulan degdeg ah oo uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeeshay arrinta Qudus, ayaa dalalka xubnaha ka ah marka laga reebo Maraykanka waxay cambaareeyeen go’aankii uu madaxweyne Trump magaaladaasi ugu aqoonsaday caasimadda Israa’iil. Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Bariga Dhexe, Nickolay Mladenov, ayaa ka digay ...

Read More »

Jaamacadda Carabta oo shir Deg Deg ah ka yeelanaya arrinta Magaalada Qudus

  09 Disheemnber, 2017   Maanta waxaa ka furmaya Magaalada Sharmal-Sheekh ee Dalka Masar shir ay isugu imaanayaan Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta,waxaana Shirkaas uu yahay mid looga hadlayo Go’aankii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ugu Magacaabay Magaalada Qudus inay noqoto Caasimadda Israa’iil. Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka mida Wasiiradda ka qeyb galaya Shirka Wasiiradda ...

Read More »

Mareykanka oo Qudus u Aqoonsaday Caasimada Israel

  07-12-2017     WASHINGTON. D.C — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadi shalay ku dhawaaqay in Mareykanka uu si rasmi ah ugu aqoonsaday magaalada Qudus in ay tahay caasimada Israel. Trump wuxuu sheegay in dowladdiisu ay billaabayso qorshaha ay safaaradda Mareykanka ee Tell Aviv ugu rareyso magaalada Jerusalem ama Qudus. Tallaabadan ayaa caro iyo qeylop dhaan ka dhalisay dunida ...

Read More »

Guduudo Carwo oo ku geeriyootay Hargeysa

  7-da Disheember, 2017   Guduudo Carwo waa fanaanaddii ugu horeysay ee ka heestay Idaacaddii Radio Hargeysa   Waxaa saaka magaalada Hargeysa ku geeriyootay, Alle ha u naxariistee, Shamis Abuukar (Guduudo Carwo) oo ahayd gabadhii ugu horeysay ee Soomaaliyeed ee idaacadii ugu horreysay ee Raadiyaha Hargeysa ka heesta 1952. Shamis Abuukar ayaa sannadihii u danbeeyay xannuunsanayd, waxaana geerideeda BBC Somali ...

Read More »