Somali news

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka” Tirada Maxaabiista Soomaaliya ee ku xiran Xabsiyada caalamka hoos ayay u dhacday”

  24-11-2017   Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo maanta marti ku ahaa Barnaamijka kulanka Todobaadka jimcaha ee ka baxa TV-ga Qaranka iyo Radio Muqdisho (Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya) ayaa ka hadlay Arimo badan oo ka mid ah howsha xafiiska Xeer ilaaliyaha Qaranka iyo horumarada laga gaaray waajibaadka loo igmaday. Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed ...

Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Oo Soo Gaaray Muqdisho

  23 Nofeembar, 2017   Muqdisho – Waxaa goor dhow ka soo degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti iyo wafdi uu hogaaminayo,iyadoo halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyey Wafdiga Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti waxaa soo dhaweeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari xildhibaano iyo Mas’uuliyiin kale. Waxaa lafilayaa in uu ka qeybgalo kulanka xildhibaanada Golaha Shacabka,islamarkaana ...

Read More »

‘Dimuqraadiyad cusub oo ka curatay’ Zimbabwe

  23.11.2017   Emmerson Mnangagwo oo la filayo in loo dhaariyo madaxtinimada Zimbabwe AFP   Hogaamiyaha lagu wado in uu qabto xilka madaxwaynanimada Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa bogaadiyay dimuqraadiyadda cusub ee ka dhalatay dalkaasi. Mr Mnangagwa ayaa dib ugu soo laabtay dalka Zimbabwe si uu u badalo Robert Mugabe oo xilka ka dagay. Waxa uu wacad ku maray in uu ...

Read More »

Golaha Iskaashiga D/Goboleedyada Oo Soo Saaray War Qoraal Ah

  23 Nofeembar, 2017   Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa soo saaray qoraal ay ku dalbanayaan in la hakiyo ansixinta Hindise sharciyeedka Xukuumadda ay horgeysay Baarlamaanka, iyagoo ku baaqay in wada hadal laga sameeyo hindise sharciyeedka ka hor inta aan la ansixin. Warqad ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Golaha ahna Madaxweynaha Puntland C/wali ...

Read More »

Ciidamo Ka Tirsan Dowlada Oo Maqaaxi Ku Taal Wallanweyn Qarax Lagula Eegtay

  23-11-2017   Wararka ka imaanaya Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday Bam gacmeed lagu weerayay Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada Somaaliya oo ku sugnaa degmada Wallanweyn ee gobalka Shabeellada Hoose. Xalay waxaa Bam gacmeed lagu Weeraray goob Maqaaxi ah oo ay ku caweynayeen Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada Somaaliya, balse dadka deegaanka ayaa sheegay ineysan jirin khasaare ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo booqday Jaamacad loogu magac daray oo ku taal Baydhabo

  22-11-2017   Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta safar ku tagay magaalada Baydhabo ee maamulka Koofur Galbeed, iyadoo socdaalkiisa la xiriiro u kuur gelida xaalada magaalada iyo wadatashiyo uu la yeelanayo Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan. Mr Kheyre ayaa uga mahadceliyey dadweynaha Koonfur Galbeed soo dhaweynta diiran ee ay u sameeyeen, waxaana uu sheegay inta uu deegaanka ...

Read More »

Al-Shabaab oo ciidamo soo dhoobay degaano u dhaxeeyo dagmooyinka Matabaan iyo Maxaas ee gobolka Hiiraan

  22 Nofeembar, 2017   Al shabaab ayaa saldhigyo ka dhigtay deegannada Hees iyo Madhooyo oo u dhexeya degmooyinka Maxaas iyo Matabaan ee Gobolka Hiiraan. Dadka deeganka Madhooyo oo qiyaastii 25 km u jira degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay arkeen ciidamo ka tirsan Al shabaab oo wata gadiidka dagaalka islamarkana gaaraya ilaa shan gaari iyo ciidamo fara ...

Read More »

Safarka Ra’isulwasaaraha Ee Baydhabo Janaay

  22 Nofeembar, 2017   Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa safar shaqo oo u-kuurgelid ah ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meelgaarka ah ee Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed. Ra’iisul Wasaaraha oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golayaasha Dawladda Federaalka, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane ...

Read More »

Musharixiinta Xisbiyada Waddani iyo UCID oo aqbalay natiijada doorashada Somaliland

  21-11-2017   Musharixiintii la tartamaysay Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi ee Guddoomiyaha xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro iyo gudoomiyaha xisbiga Ucid Feysal Cali Waraabe ayaa aqbalay natiijadii ka dhalatay doorashadii 13kii bishan ka dhacday Somaliland. Labada musharax ee laga guuleystey ayaa hadal gaaban ay jeediyeen waxa ay ku sheegeen inay wax walba ka hormarinayaan danaha shacabka Somaliland waxayna sheegeen ...

Read More »

Muuse Biixi oo hadlay kadib guushiisa doorashada

  21 Nofeembar, 2017   Muse Bihi   Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay sida uu arko doorashada musharaxiinta xisbigooda, waxa u qorshaysan iyo sida uu u wajahayo tabashooyin hore uga soo baxay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani. Madaxweynaha la doortay wuxuu sheegay in uu la fadhiisan doono, isla markaana wada-xaajood la gelayo xisbigaas, waxaanu ...

Read More »