Opinium – fikrado

Switzerland oo baaraysa in Turkiga uu basaasid ka sameeyay dalkeeda

25-ta Maarso, 2017 Dacwad oogeyaasha Switzerland ayaa baaraya sheegashada ah in la basaaso muwaadiniinta Turkiga ah ee Switzerland ku nool. Dacwad oogeyaasha federaalka ayaa sheegay in ay hayaan “tilmaamo wax ku ool ah” oo muujinaya in ay jiraan basaasid siyaasadaysan, laakiin way diideen in ay sheegeen dadka lagu bartilmaameedsaday. Arrintan ayaa imaanaysa maalin ka dib markii wasiirka arrimaha dibadda ee ...

Read More »

Koox hubeysan oo weerar iyo qaraxyo ka geysatay magaalada Mandhera ee dalka Kenya

Mandhera – Ugu yaraan lix ruux ayaa ku geeriyootay tiro aan la shaacina waa ay ku dhaawacmeen kadib markii ay koox hubeysan xalay weerar ku qaadeen mid kamid ah xaafadaha magaalada Mandhera ee dalka Kenya. Saraakiisha ciidamada Booliiska ee magaalada Mandhera ayaa u xaqiijiyey Warbaahinta in ay soo badbaadiyeen dad gaaraya 20 qof, iyadoo laga yaabo khasaaraha in uu intaasi ...

Read More »

Khat the Green gold of Kenya ,Is a Graveyard For Somali People

Saturday, September 17, 2016 Abukar Awale ( Qaaddiid ) The 24th of June 2014 will be a date forever etched in my memory. It wasn’t a day commemorating any personal milestone or particular anniversary but was the culmination of many years of hard campaigning and lobbying to ensure the near EU-wide Khan ban came into effect in the United Kingdom, ...

Read More »

Claims of Ethiopian-Somalis’ Solidarity with TPLF Spurious

Ahmed Ugas Yusuf Friday, September 16, 2016 EVERY revolution produces its own heroes, villains, highlights and pantomime moments that are etched in the collective memory of the affected nations long after the upheavals pass. Ethiopia, where the ruling Tigray People’s Liberation Front (TPLF) is facing a crisis of political legitimacy, was never going to be an exception. As a popular ...

Read More »

Maxaa adkeeyey maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe

Xil. Avv. Dahir Hassan Abdi Tuesday, September 6, 2016 Burburkii dowladii dhexe ee 1991 ka dib iyo colaadihii ka dambeeyey waxaa laga dhaxlay nidaam federal ah iyo dastuur ku meelgaar ah. Nidaamka federallka ah ummada Soomaaliyeed inteeda badan ma fahamsana, in badanoo ka mid ahna ma qabaan in uu ka shaqeynayo Soomaaliya. Dhinaca kale, Dastuurka ku meel gaarkaahi wuxuu qodoba ...

Read More »

In Search Of Love

by Hamdi Abdikani Shire Monday, September 05, 2016 The story of the two amazing Somali couple dupped “the couple of the year”   who are in a journey to demystify the alien concept of love among the Somali populace has captured the attention of many. The “LOVE” couple have one clear massage; LOVE. To a Somali; love is a concept that ...

Read More »