DAAWO Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Dalka Kusoo Laabtay

18 Janaayo, 2018

 

Hargeysa (WBW: The GBM) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu soo waramayaa inuu dib ugu soo noqday Magaalo Madaxda Jamhuriyadda Somaliland ee Hargeysa, kadib markii uu soo dhameystay booqashadii rasmiga aheyd ee uu ku tagay Magaalo Madaxda Itoobiya ee Addis Abeba taariikhda marki ay aheyd 16-dii Janaayo, 2018-da.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa ka warbixinayo socdaalka Madaxweynaha.

Kala soco Warbaahinta Baanaadir Weyne (WBW: The GBM [The Great Banadir Media]), wixii war ah ee kusoo kusoo kordho.

Leave a Reply