Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo Addis Ababa kula Kulmay RW Itoobiya Desalegn

17 Janaayo, 2018

 

Biixi iyo Desalegn

 

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo safar ku jooga magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiin uu ka mid yahay Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya, Hailemariam Desalegn.

Labada dhinac, ayaa si wada jir ah warbaahinta ula hadlay kadib kulankoodaasi. Wax-yaabihi ay labada dhinac ka wada hadleen, waxa Hargeysa ka soo direy wariyaha VOA Barkhad Maxamuud Khaariye.

 

– VOA Somali News

Leave a Reply