Daawo Qofkii 2aad Oo Kamid Ah Dadkii Ay Xireen Ciidamadii Nabadsugida Ee 10-kii Janaayo Loo Dabaaldegayay Sanadguuradoodii 48aad

14 Janaayo, 2018

 

Muqdisho (WBW: The GBM) – Warbaahinta Banaadir Weyne waxey halkan idinkugu soo bandhigeysaa qof kamid ah dadkii ay xireen ciidamadii magacooda lagu sheegi jiray Ciidamadii Nabadsugida ee u adeegi jiray Kelitaliyehii Soomaaliya Jeneraal Maxamed Siyaad Barre; maadaama 10-kii Janaayo (Sanadka 2018) loo dabaaldegay sanadguuradoodii 48aad.

 

Kala soco Warbaahinta Banaadir Weyne (WBW: The GBM [The Great Banadir Media]), wixii war ah ee kusoo kordho.

 

Leave a Reply