Daawo Qof Kamid Ah Dadkii Ay Dhibaateeyeen Ciidamadii Nabadsugida Ee Shalay Loo Dabaaldegayay Sanadguuradoodii 48aad

11 Janaayo, 2018

 

Muqdisho (WBW: The GBM) – Warbaahinta Banaadir Weyne waxey halkan idinkugu soo bandhigeysaa qof kamid ah dadkii ay jirdileen ciidamadii magacooda lagu sheegi jiray Ciidamadii Nabadsugida ee u adeegi jiray Kelitaliyehii Soomaaliya Jeneraal Maxamed Siyaad Barre; maadaama shalay loo dabaaldegay sanadguuradoodii 48aad.

Kala soco Warbaahinta Banaadir Weyne (WBW: The GBM [The Great Banadir Media]), wixii war ah ee kusoo kordho.

Leave a Reply