Shil Gaadhi Oo Goordhawayd Ka Dhacay Gudaha Magaalada Berbera+Sawiro

30/08/2017

 

 

Waxa goordhawayd shil baabuur uu ka dhacay gudaha magaalada Berbera gaar ahaana wadada hor marta Kaalinta Afrika ee badhtamaha magaalada Berbera.

Gaadhigan dhacay oo ahaa gawaadhida raaxada ee loo yaqaan ZuZuki ama ESCADO ayaan wax khasaare ah ka dhalan marka laga reebo burbur soo gaadhay gaadhiga iyo jugo soo gaadhay darawalkii gaadhiga waday oo ka badbaaday shilkaasi.

Gabagabadiina mudooyinkii u danbeeyey waxa soo badanayay shilalka baabuur ee ka dhaca gudaha magaalooyinka Somaliland,kuwaas oo khasaare kala duwan gaysanaya.

 

– Cadceed News

Leave a Reply