Weerar xalay ka dhacay Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

22-05-2017

Weerar Bambaano ayaa xalay waxaa lagu weeraray Sakdhiga Booliska Degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Weerarkaasi oo uu xigay Israsaaseyn Kooxo Hubeysan iyo Ciidamada Booliska Magaalada Jowhar dhexmaray ayaan weli la ogeyn khasaaraha ka dhashay.

Waxaana Saaka Ciidamada Ammaanka Jowhar ay howlgallo ka wadaan Xaafadaha Magaaladaasi. – Shabelle Media Network

Leave a Reply