FAAHFAAFIN Kusaabsan Ergada Soomaaliya Uga Qeybgeleyso Shirka Dooxa Kasocdo Ee Dalka Qatar

14ta Maajo, 2017

Dooxa (WBW) – War soo gaaray Warbaahinta Banaadir Weyne waxaa lagu sheegay in ergada rasmiga ah ee Soomaaliya uga qeybgeleyso shirka maanta ka furmay Magaalada Dooxa ay tiradooda yihiin sida soo socoto:

 

1. ‘Wasiir Koowaadka Dowladda Soomaaliya’ Xasan Cali Kheyre

2. ‘Wasiirka Amniga Gudaha’ Maxamed Abuukar Islow

3. Marwada ‘Wasiir 1aadka Dowladda Soomaaliya’ Marwo Caaisha Nimco Maxamed Ismaaciil

4. ‘Wasiiro Dowlaha Arimaha Dibada’ Cabdulqaadir Axmed Kheyr Cabdi

5. ‘Xoghayaha Joogtada Xafiiska Wasiir 1aadka’ Maxamed Xersi Keenaan

6. Agaasimaha Waaxda Carabta Mustaf Aadan Dagal

7. ‘Latalisada Wasiir 1aadka Ee Arimaha Amaanka’ Marwo Samiira Axmed Gayed

8. ‘Madaxda Habmaamuuska Xafiiska Wasiir 1aadka’ Cumar Cabdirisaaq Xuseyn

9. Suxuufi/Sawirqaade Maxamed Cabdullaahi Saciid

10. Sarkaalka Nabadsugida Ayuub Cali Xasan.

Waxaaase jiro, sida lasoo sheegayo, tiro kale oo loo qaaday Dalka Qatar isla markaana loogu qaaday fiisaha (Visa) in ay ka-qeybgelayaan Shirka Dooxa; walow aysan ka-qeybgeleyn shirka kani.

Kala soco Warbaahinta Banaadir Weyne (The Great Banadir Media), wixii war ah ee kusoo kordho.

Leave a Reply