Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo ka badbaaday Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

28da Abriilo, 2017

Muqdisho – Qaraxan oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa waxuu ka dhacay Waddada Taleex ee Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa lagu beegsaday Gaari uu watay Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa sida la sheegay Qaraxaasi ku dhaawacmay ugu yaraan 3 Askari oo ka mid ah Ilaalada Xildhibaankaasi. – Shabelle Media Network

Leave a Reply