AKHRISO:-Gudomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo magacaabay gudiga ilaalinta Anshaxa ee Doorashada Madaxweynaha

30-ka Janaayo 2017

Muqdisho,(Hiiraan Xog):- Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddiga ilaalinta Anshaxa iyo Asluub wanaagga ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

24 Musharax ayaa u sharaxan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya, kuwaas oo isgu jira siyaasiyiin caan ah, Ganacsato iyo qaar ka mid ah Madaxda hada Dalka hoggaamineysa.

Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriayada Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay dhici doontaa 8-da Febraayo. – Hiiraan Xog

 

Leave a Reply