Guddiga doorashada oo soo saaray liiska kama dambeysta ah ee Musharaxiinta Madaxweynaha (akhriso)

29-ka Janaayo 2017

Guddiga doorashada Madaxweynaha Somalia ayaa galabta soo gebagebeeyey diiwaangelinta musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Somalia.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu xusay magacyada illaa 24 musharax oo si rasmi ah loo diiwaan geliyey, kuwaasoo qaarkood saacadihii ugu dambeeyey gaaray xarunta guddiga doorashada.

Magacyada 24-ka musharax ee sida rasmiga ah uga qeyb geli doona doorashada madaxweynaha soo socda ee Somalia ayaa waxay kala yihiin sidan soo socota:- (Xigasho: All Banaadir)

Leave a Reply