Xilliga la qabanayo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo la shaaciyay (Akhriso jadwalka)

25-ta Janaayo 2017

Guddiga Qaban qaabada doorashada Madaxweynaha ayaa shaaciyay in doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ay dhaceyso 8 Bisha February .

January 26-29, 2017: Waxaa bilaabanaysa diiwaangelinta murashaxiinta.

January 31, 2017: Murashaxiinta Dood Wadaag

February 2-5 2017: Khudbad jeedinta murashaxiinta madaxweynaha

February 8, 2017: Waxaa dhaceysa doorashada Madaxweynaha.

–  Somali Wayn

Leave a Reply