Xildhibaan Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudeey oo ku guuleystay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka

12-da Janaayo 2017

 

Muqdisho – Wararka horudhaca ah ee naga soo gaaraya Golaha Shacabka ayaa ku soo warramaya in uu ku guuleystay Doorashada Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Xildhibaan Cabdiweli Ibraahim Muudeey.

Doorashada Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Tobanaad(10,aad), Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Natiijada Doorashada

Cabdiweli Sheikh Ibrahim Muudey: 163 cod

Faarax Sheekh Cabdulqaadir : 93 cod

Waxaa guud ahaan codeysay ( 257) Xildhibaan , waxaa xumaaday hal cod.

– Shabelle Media Network

Leave a Reply