Sawirka Aan Maanta Kasoo Xulanay Amiin Caamir

villa2Muqdisho – Waxaan soo bandhigeynaa sawir aan kasoo xulanay sawirada Amiin Caamir maadaama uu sawirkan muujinayo xaqiiqdii ka jirtay Dalka Soomaaliya laga bilaabo maalintii la doortay Madaxweynaha Xiligiisa Dhamaaday Xasan Shiikh Maxamuud Garguurte ilaa iyo maanta oo ay bisha Nofeember tahay 13-ka, sanadka 2016-da.

Kala soco Warbaahinta Banaadir Weyne (The Great Banadir Media), wixii war ah ee xiiso leh.

Leave a Reply