Dad Ku Dhaawacmay Qarax Fiidnimadii Caawa Ka Dhacay Magaalo Madaxda Gobolka Hiiraan

beledweynemapBeled Weyne (Warbaahinta Banaadir Weyne) – Magaalo Madaxda Gobolka Hiiraan ee Beled Weyne waxaa laga soo sheegayaa in 8 qofood oo ah uu fiidki caawa uu soo gaaray dhaawacyo kadib markii bam gacmeed lagu weeraray fariisin ay Ciidamada Dowladda ay ku lahaayeen Xaafada Buundo Weyn ee Magaalada Weyne.

Dadka dhaawacmay waxaa hada lagu daweynayaa Cisbitaalka Guud ee Magaalada Weyne.

Wixii war ah ee soo kordho, kala soco Warbaahinta Banaadir Weyne.

Leave a Reply